Navigation


Somali Links

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 0

· Total Members: 37
· Newest Member: Vilarius

Login

Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.



Shoutbox

You must login to post a message.

propecia
21/04/2009 02:57
<a href="http://www.pr
opeciainfo.com/">pro
pecia</a> http://www.propeci
ainfo.com/ propecia

Cali Cabdulle
14/04/2009 05:59
Waxaan aqriyay Xadiisyada hoose oo uusood iray Yahye Kheer alle hasiiyo, shabaabkii oo inta taagan waaye tilmaamahan. Diintaa horay uga hadashey arintaan.

jamaal
29/03/2009 14:09
xaqqana raac dadko dhanna haku nacaane markaasna arrintu dhinac ayey udhacday wadadaada saxdana ku dhag

jamaal
29/03/2009 14:07
salafki iyo saxaabadi kana hara aaraa'da nimanka xattaa hadey hadal dheer idinkugu waqlalaan aaraa'dooda

jamaal
29/03/2009 14:06
somaliyed uga digayaa inay indhaha xaqqa iska tiraan Imam al-awzaaci wuxuu yiri Sadwaxaad raacdaa wadooyinki

jamaal
29/03/2009 14:05
alxamdulillah saalax waad mahadsan tahay walaal illahay ayaan ka baryayaa inuu xaqqa marwalbo no caddeeyo waxaana umadena islamka gaar ahaan umadeyda

Saalax
29/03/2009 10:18
Ar xaqiiyaa dilaacay xaa ku dhacay shabaabkii ninkoo yaqaanaa helay.

jamaal
29/03/2009 05:48
waxaab rajeynaa inaad adigana qanacday dadki akhristayaashuna qanceen

xamza
28/03/2009 08:50
dantu waxey ku jirtaa inaan imaamyada islaamka la aflagaadeenin sidu sameeyay ninka yaxye la leeyahay uu aflagaado ugeestay shikh maxamed binu c/wahhaab

carab258@hotmail.com
27/03/2009 09:42
wadani nimo maloo dhashaa mase waa la iska dhigaa nin walboo mininkaa wax ku dhaamo maleh

Welcome

Welcome to Gor Gor Media



watch new movies online hd movies cheap dvd download взлом вконтакте

Jibouti oo noqotay godka laga qaniino Suxufiyiinta Somalia.

Ururka isu taga Suxufiyiinta Somalia ee ASOJ ayaa Dowladda Jibouti ku eedeyay inay dhiirigelin siineyso shaqsiyaad ku caam noqday ku xadgudubka xaquuqda Suxufiyiinta Somalia.

War-saxaafadeed xaalada Wariyeyaasha ku sugan Jabuuti iyo Aragtidooda

Marka hore waxaan u mahad celineynaa shacabka iyo dowlada dalka Jibouti ee aan walaallaha nahay mudadii aan ku sugneyn, sidii wanaagsaneyd ee ay inoola dhaqmeen iyo sida ay inoogu soo dhaweeyeen dalka Jibouti.

ka fiican kaama aan filayn!!!!.

sheeko soomaaliyeed ayaa waxay leedahay islaan baa wiilkeedii hadalkii ka dib dhacay markaas ayay ilaahay ka bariday inuu wiilku hadlo, laakiin ilaah kama aysan baryin in uu wax san sheego,wiilkii kalimadii ugu horaysay ee uu yiraahdo waxay naqatay mid aan islaantii cajabin oo ay ka xumaato markaas ayay hadana ku ilaah bariday oo tiri ilaahow shib iigu sii.

Hadaba waxaa isweydiin leh yaa xasan intii uu shalay yiri ka fiican ka filanayay,xasan maaha nin nabadeed mana aha nin dagaal ee waa fidno wade, dagaalka uu ku baaqayna isagu waa uu ka badbaadayaa oo sidii caydiid ama shariif ama hogaamiye yaal kale oo badan safka hore wax kama hogaamiyo ee asagoo xafiis fadhiya ayuu tilifoon ku dagaalamayaa.

Madaafiic aan loo meeldayin oo maagu lagu weeraray Xarunta Baarlamaanka somalia, qasaaraha dhimasho iyo dhaawac oo sii kordhaya.

Qaar ka mid ah Madaafiic ayaa gudaha u galay xerada gaadiidka ciidanka boiska ee dhawaanahaan barlamanku ka dhigtay xarun KMG ah mid ka mid ah gantaaladii manta lagu lishaamay xerada ayaa geysatay dhimasho iyo dhaawac sida ay sheegayaan dad gobjoogayaal ah .

Sarkaal ka tirsanaan jiray Maxkamadaha Islaamka oo Muqdisho lagu dilay

Rag Bastoolado ku hubeysan ayaa waxay galabta ku dileen nawaaxiga Isgoyska KM4 ee Degmada Hodan Maxamed Maxamuud Jimcaale Cagaweyne oo ka mid ahaa saraakiishii Maxkamadaha Islaamka ee sanadkii 2006 ka talinayay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Ururka Al-Shabaab oo ka hadlay go’aankii uu Baarlamaanka Soomaaliya ku gaaray in Shareecada Islaamka lagu xakumo Soomaaliya

Ururka Al-Shabaab ayaa maanta wuxuu ka hadlay go’aankii uu Baarlamaanka Soomaaliya ku gaaray in dalka Soomaaliya lagu xukumo Shareecada Islaamka, wuxuuna sheegay Ururka in go’aankaas uu ahaa mid shacabka Soomaaliyeed lagu jaha-wareerinayo.

ONE ON ONE WITH PRESIDENT DAHIR RAYAALE KAAHIN OF THE DEMOCRATIC REPUBLIC OF SOMALILAND



The President of the Democratic of Somaliland, the other Somali state that many people don’t really know outside Somaliland is a different breed of African leaders. I have yet to come across an African head of state as self-effacing as President Dahir Rayaale Kaahin.



Ilmaha Ku Dhasho Miisaan Hoose

Maxaa lagu gartaa ilmaha ku dhasha miisaanka hoose?
Ilmaha ku dhasha miisaan ah 2500 oo graam ama 5˝ pounds ayaa lagu tilmaamaa inuu yahay ilmo miisaan hoose ku dhasha

Daryeelka Afka iyo Ilkaha (Oral Care)

Caafimaadka ilkuhu waa shay muhiim ah. Ilka caddays qurxoon iyo neefta udgooni waxay kordhiyaan dareenka wanaagsan iyo kalsoonida qofka. Caafimaadka afka iyo ilkuhu waxay saameeyn ku leeyihiin caafimaadka qofka oo dhan.

Xifdinta Araggaaga (Eye Care)

Waxa muhiim ah baaritaano indhaha ah oo joogto ah, si looga hortago dhaawac aan loo baahnayn oo ka yimaadaa xaalado aan la cilad-sheegin.

Qaar Ka Mid Ah Saxafiyiin Soomaaliyeed Oo Tababarka Tababaraayasha Saxafadda ( TOT ) Uga Ka Furmay Magaalada Hargeisa

12 saxafiiyiin ayaa seminar socon doonna muddo bil ah waxaa uga furmay Hotelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, iyadoo Seminarkan ay soo qaban qabisay hay`adda CARE International mashruuca CSMT kaas oo lagu baran doono qaabka Tababarenimada (TOT) .

Somali pirates seize five more ships

Somali pirates have been on a hijacking spree that has seem five vessels hijacked within 48 hours.

The most recent reported victim ship is the 21,173 gt Panamanian-flag, general cargo ship Malaspina Castle, whose registered owner is Navalmark of the U.K. and which is managed by Italy's B. Navi

Jahwareer siyaasadeedkii ugu xumaa oo faraha la galay Maamulka Somaliland

Iyadoo markii u horeysay uu jahwareer iyo loolan siyaasadeed faraha la galay Maamulka la magac baxay Somaliland, tan iyo markii uu ku dhawaaqay gooni isu taaga, ayaa cabsida maanta la qabo ay tahay in afgambi uu dhaco halkaas, marka loo eego siyaasadaha is diidan iyo is qab qabsiga maamuleed ee ka aloosan.


Sidee ku xallin laheed arintaan?

Wiil dhalinyaro ah ayaa kuuugu yimid rugtaada caafimaad, baaritaanno ka dib waxaad ogaatay inuu qabo cudurka AIDS-ka,

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in la soo qabtay rag looga shakiyay in ay dhaawaceen Xildhibaan Caamir Shakeeti

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in uu soo qabtay rag looga shakisan yahay in ay dhaawaceen Xildhibaan Caamir Maxamed Axmed (Caamir Shakeeti) oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.


Gorgormedia.com Media

Menu
[ Categories ] [ Randomize it ] [ Archive ]
Search
Most popular media
Top rated media
Last used media
Latest media
Random media
There are 6 media in 1 categories with a total of 3 votes & 0 comments
Render time: 0.20 seconds
137,534 unique visits